Wednesday, March 12, 2008

hambalyo

waxaan aad iyo aad u bogaadinayaa hawl wadeenada sharafta leh ee inoo suurto geliyaya shebekaddan aad iyo aad ka u qiimaha badanl eh
waa markii iigu horaysay ee aan booqdo
waxaan rabaa in aan ka dhiibto fikirkayga si joogto ah
waxaan aad iyo aad u xiiseeyaa in aan ka faaloodo ama cabiro arrimaha somalida
GAAS
Hargiesa